Gabiley(AN) Xildhibaan Cubaado Maax Oo Deeq Lacageed oo Dhanayd $601 Gaadhsisay Qoyska Sadex Caruurah Oo Gabiley Ku Xanuusanaya Oo Uu Baahisay Xaaladooda Caafimad Wariye Maxamed xasan sheekh maxamed (Juba) Waxana Kasoo Jawaabay Qaarkamid ah Haweenka Qurbajoogta ah Ee Reer Gabiley Ee Kunool Dalka Ingiriiska Oo Deeqdasi Usoo Wakiishay Xildhibaan Cibaado Maax
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








