Hargeysa (Arabsiyo-News):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakad Ilaysnews.com ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed Yasiin Gudoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil
Gudoomiye Faysal ayaa xil kaa qistiis u cuskadey ka dib markii Rooda Axmed Yasiin ay eedemo iyo aflagoodin ay u geystay dawlada Imaaradka Carabta
Halkan Hoose ka Akhri Warsaxafadedka









