Moqdisho (Arabsiyo-News):- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo habeenkii xalay ahaa ka hadlaayey munaasibad ka dhacdey magaalada Moqdisho isla markaana lagu xusaayey maalintii ay isku biiren labada dal ee Somaliland iyo Somaliya ayaa waxaa uu sheegay in hadii yahiin dadka rer waqooyiga ay rabaan Midnimo danbe waaa sida uu hadalka u dhigee
Sidoo Kale Maxamed Cumar Qaalib waxaa uu sheegay in aanu tagi karin guriigiisa magaalada Hargeysa ku yaalla
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan








