Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta xisbiga ee Gobolka Gabiley.

0

Hargaysa(AN)Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta xisbiga ee Gobolka Gabiley.

June 29th, 2016
Ku: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley = Hargiesa =
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:

1. Axmed Maxamuud Shirwac – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

2. Buraale Mawliid Aw Abdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

3. Mursal Maxamed Odawaa – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

4. Muumin Daahir Kaahin – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

5. Saado Yuusuf Xuseen – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

6. Cabdi Cali Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
7. Cismaan Muxumed Xuseen (Gees) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda Iyo Nabadgelyada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
8. Iid Cabdiraxmaan Sh. Cabdillaahi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa xidhiidhka Laamaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
9. Nimco Maxamuud Daa’uud – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
10. Maxamed Xasan Maxamuud ( Ina Xasan Canjeex) – Xubin
11. Sh. Mahdi Muxumed Guuleed – Xubin
12. Mustafe Xaaji Maxamuud Cabsiiye – Xubin
13. Sahra Cabdillahi Sheedaal – Xubin
14. Cabdirisaaq Sh. Aadan Cali – Xubin
15. Cabdisalaan Cumar Warsame – Xubin
16. Buux Maxamed Xaaji Aadan – Xubin
17. Aw Yuusuf Axmed Xasan – Xubin

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
___________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

13438812_258467297850330_4832277668796587782_n f

 

Arabsiyo.net

Arabsiyonews@gmail.com

Hargaysa Office