Daawo Suxuufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Si Aadag Uga Hadlay Xadhiga wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Mudo 10 Cisho ah Si Sharci Daro Ah Ugu Xidhan Jigjiga Dawlada Deeaanka Somalida Ethiopiya Si

0

Gabiley(AN) Suxuufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Si Aadag Uga Hadlay Xadhiga wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Mudo 10 Cisho ah Si Sharci Daro Ah Ugu Xidhan Jigjiga Dawlada Deeaanka Somalida
Ethiopiya Sidokalena waxay Baaq U Direen Madaxwaynaha Dawlada Deeaanka Somalida Ethiopiya Waxyna Ugu Baaqen Inuu Sii Daayo Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin

Arabsiyo.net

Office Gabiley