Hargaysa(AN)-Guddomiyaha Arimaha Bulshada ee golaha Wakiilada somalilad ayaa waxaa uu madaxweynaha dawlad deeganka soomalida itoobiya ka codsaday in la sii daayo wariye mukhtaar nuux ibraahim o maalintii afraad ku xidhan magaalada jigjiga kuwaasi oo ay qafasheen ciidamada new police
Arabsiyo.net
Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa Office








