“GOLAHA WAKIILADA IYO GUURTIDU WEY FASHILMEEN , OO MEESHA MUSHAHARKA UUN BAANU KU QAADANAA”..XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE + MUUQAAL.

0

Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in labada gole ee wakiilada iyo guurtidu ay yahiin qaar ku fashilmay shaqadii  qarankan ka hayeen isla markaana ay meesha musharka  ku sugaan

Sidoo  kale waxaa  uu xildhibaanku si cadho leh uga jawaabay hadalo  dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha gobalka Awdal Ramaax waxaana uu ku sifeeyey badhisaab Ramaax shaqasi waxii madaxtooyada lagu faro ku tiraaba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com