Hargeysa ( AN)- Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Munaasibad  ilyartu isqabatay waxa uu casuumaad ugu sameeyey hoggaanka xisbiga KULMIYE u sameeyey qaybo ka mid ah qurba-joogga iyo madaxda laamaha xisbiga ee dibadda, gaar ahaan dalal ka tirsan qaaradda Yurub caawa.Casuumadda oo ahayd afur iyo casho ka dhacday huteelka Ambassador ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo qayb ka ah dardargelinta u diyaargarowga xisbiga ee doorashooyinka soo socda, waxa ka qaybgalay
Halkan ka daawo  Sawiro XafladaaÂ































Arabsiyo,net
Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa Office








