Ronaldo ayaa Portugal ka qasaariyay fursad gool aheyd oo ay ku heli lahaayeen ka dib markii uu cunay rigoore qarankiisa loo dhigay daqiiqaddii 78-aad
Waa rigooradii ugu horeeysay ee illaa haatan laga qasaarayay tartanka koobka qaramada yurub
Dhanka kale Ronaldo ayaa kulankaas Austria waxa uu ku noqday laacibka ugu badan ee qaranka Portugal u safta ka dib markii uu kulankii hore ku bar bareeyay Luis Figo oo horay qarankaas ugu saftay 127 kulan ,








