Ninkii sida adag loolanku uga dhexeeyey Hillary Clinton oo balan qaadey in uu tageeri doono Mrs Clinton

0

hi

Bernie Sanders, ayaa ku ballan qaaay inuu taageeri doono Hillary Clinton

Bernie waxaa uu tartan adag la soo galay Hillary Clinton xisbiga dhexdiidsa.

Senator Sanders wuxu sheegay inuu doonayo inuu la shaqeeyo Mrs Clinton si ay uga hortagaan Mr Trump

Xisbiga Dimoqraadiga ayaa hada waxaa musharax u ah haweenaydan Hillary Clinton.

Sida muuqatana waxay Hilarry Clinto madaxweynenimada kula tartami doontaa Donald Trump

Doorashada horudhaca ah ee Maraykanka ayaa ahayd mid aad u kulul oo siyaasiyiinta dhemartay

Bisha Novembar ayay dhici doontaa doorashada guud ee madaxtinimada Maraykanka