Mareeye Cali Xoor Xoor Oo Kashifay Sir Ku Saabsan Maalgalinta Dekeda Berbera Iyo Waxay Ku Saabsan Tahay Sirtuu Kashifay

0

Arabsiyo News—Maareeyaha dekeda berbera mudane Cali Xoor Xoor ayaa kashifay sir ku gadaaman maalgalinta dekeda berbera , waxaana uu sheegay maareeyuhu inay dekeda mar kale maalgalinteeda kala soo hadlayaan shirkad sucuudi Arabiya ah si ay umaalgaliso.

Waxaanu uu Eng Cali Xoor Xoor sheegya inay shirkado kale eegayaan oo malgaliya dekeda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com