Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Sharaxay Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Prof Axmed Ismaacill Samatar

0

Arabsiyo News—Gudoomiyaha xisbiga  muxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi  oo ka hadlaayey munaasibad soo dhaweyn ah oo xisbiga Kulmiye u sameeyey Prof Samater oo maanta xisbigaasi  ku biiray ayaa waxaaa uu  gudoomiyuhu shaaciyey qodobada ay ku heshiyen xisbiga Kulmiye iyo Prof Samater.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com