IDAACADA QUR’AANKA KARIIMKA AH LAGA BILAABAY GABILEY MAWJADA 88.60 AYAAD KA DHAGAYSAN KARTAA
Gabilley(AN)Idaacada Qur’aanka Kariimka Ah Ee FM-ta Ayaa Shalay Si Rasmiya Ug bilaabmatay Xarunta Magaaladani GAbiley ee Goboolkani Gabiley Waxana Aad ka Dhagaysan Kartaa Mawjada Ama Frequency 88.60
Haddaba Waxa Mayarka Magaaladani gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi , Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta , Xukumada Somaliland Ugu Hambalyeye Idaacada Ay keeneen Gobolkani gabiley
Isku Duwaha Wasaarada Warfaafinta Gabiley Wariye Nimcaan Dheeg Ibraahim Oo Hambalyo Udiraya Dhamaan Cid KAsta Oo Ka Qayb Qaadatay Hawlaglinta iyo Keenista Fmta Quraanka Kariimka Ah Gabiley
Arabsiyo.Net
Office Gabiley










