Gabiley(AN) Daawo Qoskani Danyarta ah Oo Tabaya Taakulada Walaalohoda Muslimiinta ah Meel Kastoo ay Dunida Kaga Nol Yihiinba Qoyskani Ayaa Ah Kuwo La Daala Dhacaya Xanuunka Sadexdani Caruur
Naf Kastoo Kunool Dunida Guudkeeda Subaxkastoo ay Toosan waxay Ku Waabaristan Waayo Cusub Oo Adoomaha Ilahay Inata Aqliga Lihi Ku Cubaaro Qaatan Haduu Allaha Wayni Garansiiyo Calaamadaha Ilahay Awoodisa Ku Muujinayo Tiro Iyo Cadad Maleh Cudur Kastoo Lasoo Darsa Qofka Ibtu Aadam Ka ah Waxa La Gudboon Inay inta Caafimad Ka Qabta Ku Cibro Qaatan Oo ay Ka
Faaidaytan Caafimad Qabka Iyo Nimcoyinka Eebe Inagu aladay Haday Cibaado Tahay Haday cuud Tahay Haday Aqli Tahay
Qoyskani Ayaa Ah Kuwo La Daala Dhacaya Xanuunka Sadexdani Caruur ah Oo Mid Kamid Ihi Yahay Mid Uu Curyaamiyay Xanuunkasi Halka Uu Labadani Kale Yihiin Daawo Kunol Mana Aha Qoyskodani Kuwo La Tacali Karaya Xaalada Caruurtodani
Qoskani Danyarta ah Ayaa Tabaya Taakulada Walaalohoda Muslimiinta ah Meel Kastoo ay Dunida Kaga Nol Yihiinba
Taasi Oo Cidii Wax Tarta ay U Noqonayso Sahay Maalinta Aakhiro Ilaa wixii Aad Camaliyaad sii dhiato Mooyane Waxanu Alllaha Awoodaleh Ina Farayaa Inaynu Isku Naxno si Uu Inogu Naxariisto
Arabsiyo.Net
Office Gabiley








