Daawo Qaabkii Ay Saaka U Dhacday Dhagaysiga Dacwadii Khilaafka Xisbiga UCID Iyo Siday U Garnaqasadeen Labada Garab Ee Gudoomiye Faysal Iyo Musharax Jamaal

0

Arabsiyo News–Daawadayaal waxaan halkan idinku so gudbinaynaa muuqaal dhamaystiran oo lagaa duubay dhagaysiga dacwadii khilaafka xisbiga UCID ee u dhaxeeyey garabada ay kala hogaaminayaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe  iyo musharax Jamaal Cali Xuseen.

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com