“Dadkaa Sidaa Arxan Darada Loogu Xasuuqay Degaanka Jaamac Dubad Waxa Ka Masuula In Iiley-gaa Madaxwaynaha Ka Ah Kilidhka Shanaad”Xildhibaanada Golaha Guurtida

0

Arabsiyo News—Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ka hadlay xasuuqii ciidamada news police-ku u geysteen dad rayid ah oo degen deegaanka Jaamac Dubad oo degmada gaashamo kamid ah waxan ay dusha u sareen madaxwaynaha kilidhka shanaad ee dawlad deegaanka Somaliland itoobiya Maxamed Iley, wxaan ay sheegeen inuu isagu masuul ka yahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com