War Deg Deg Ah:-Dabley Hubaysan Oo Hadda Magaalada Muqdisho Ku Diley Saxafiyad Ka Hawl Gali Jirtay Magaalada Muqdisho

0

Arabsiyo News–war deg deg ah oo hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in kooxo hubeyni ay goor dhaweyd dabley hubaysani ku dileen   magaalada Moqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan.

Wariyahan la dilay ayaa ka hawl gali jirtay telefeeshinka qaranka somaliyeed iyo radio muqdisho ayaa lagu magacaabi jirey Sagal Salaad Cusmaan.

Dableyda dishay saxafiyadan Ayaan ilaa hada la garanayn cida ay yihiine.

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi raajicuun

1

 

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com