Arabsiyo News–Dadwaynaha dan yarta ah eek u dhaqan xaafada faluuja ee magaalada hargeys ayaa cabsho xoogan ka muujiyay xukumadda Somaliland iyaga oo sheegay inaan jirin cid wax u qabatay dadka xaafadani, waxaana ay sheegeen in hadii ay Somaliland waxba u qaban waydo ay iska dhiibi doonaan kiladhka shanaad oo ah goobtii ay kasoo guureen dadkan dan yarta ah .
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Arabsiyo Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








