Hadaaqa Ceebta Ah Ee Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Iyo Xoghaye Ku xigeenka Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Qorshe Diinta Islaamka Lidi Ku Ah Xukumada Ugu Baaqay In Ay Si Dhakhso Ah Xidhiidh Ula Yeelato Dawlada Isreal

Xoghaye Ku Xigeenka Warfaafinta Ee Xisbiga Wadani Ayaa Bartiisa Facebooka Ku Shaaciyey In xidhiidh Qoto Dheer lala Sameeyo Dawlada Yuhuud Ee Esrail Somalilandna Ay Tahay Wadad Qudha Ee Ufuran Nasiib darada Xisbiga Wadani Iyo Hadaaqa Ceebta AH Ee Kasoo Yeeddhaya Masuuliyiintoofa