Hargaysa(AN)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa mujaahidiinti ka qeyb qaadatay halgankii dib u xoreynta somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay sidii hargaysa loo soo galay iyo tariikhdi dheerey hankii fogaa iyo hiigsigii SNM
dhanka kale mar warbaahintu wax ka waydiisay wadahadalada somaliya iyo somaliland oo dib u dhac ku yimid kadib maanta oo la filayay inay dib u furmaan waxaana uu ku tilmaamay qaar ma dhalaysa isla markaasina cida wadaa anay ka daacad ahayn








