Daawo:Guddomiye Muuse Biixi oo sheegay in sidii uu ugu soo dari lahaa Axmed Ismaacil Samatar uu ka shaqeynayo

0

Hargaysa(AN)Guddomiyaha Xisbiga kulmiye ahna musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa sheegay in heshiiska dekeda berbera tahay mid loo baahanyahay isaga oo dhanka kalena ka hadlay prof.Axmed ismaacil samater kulan dhex maray waxaana uu sheegay in si weyn ay u danaynayaan sidii ay uga dhaadhicin lahaayen ku soo biiritanka xisbiga