Hargaysa(AN))-Suldaanka Guud ee Beelwaynta Subeer Awal iyo Salaadiin kale oo uu hogaaminayo ayaa u baqoolay deegaanka Adhi-Cadeeye halkaa oo lagu Caleemo saarayo Suldaan ay yeelanayso Beesha Fiqi-shini Salaadiinta ayaa halkaasi u tagay in ay ka qayb galaan Caleemo safarka Suldaanka iyadoo loo samaynayo Munaasibad si wayn loo soo agaasimay,munaasibadan ayaa Wahaab la is kaga yimid deegaano badan oo somalidu dagto waxaana la filayaa in maalinta bari Lagu caleemo saari doono deegaankaas Arabsiyonews.com. Hargaysa office








