Minneapols(AN) Daawo Xafladii Xuska 18 MAY Ee Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minneapols Oo Si Qiimo Badan U Xusay Sanad Guurada 25 aad Ee Qaranimada Somaliland Waxana Kamid ahaa Dadkii Sida Wayn Uga Qayb Galay Ee Ruxay Quluubta Dadkii kasoo Qaybgalay Xaflada Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji Oo Si Qoto Dheer Uga Waramay Maalintani Iyo Qiimaha ay U Leedahay Shacbiga Reer Somaliland
Arabsiyonews.Net
Office Minneapols








