Gabiley(AN) Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Uu Horkacayo Maayar Maxamed Amiin cumar cadbi Oo ay Wehelinayaan Xoeyaha Fulinta Dawlada Hoose Cabdiraxmaan nuur Abokor Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Waxayna Maanta si Wadajir ah Wado Banayn Uga Sameeyen Qaybo Kamid ah Xaafadaha Gabiley
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley








