Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Hadlay Heshiiskii Ay Xukumadda Somaliland Ku Wareejisay Dekeda Magaalada Berbera

0

Arabsiyonews:-Xildhibaan Xaaji Cabdi Warabe oo kamida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ka hadlay sida uu u arko heshiiskii dhex maray xukumadda Somaliland iyo shirkada DP World ee maamulka dekeda berbera laagu wareejiyay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Arabsiyonews.com

Arabsiyonews@gmail.com

Hargaysa Office