Shabakada Arabsiyo News waxay idiin so gudbinaysaa Barnaamijkii Xuska 18 may ee Degmada Arabsiyo taaas oo loo soo agaasimay si heer saraysa ah, Madashaasi oo loo dhamaa ayaa indhahaagu soo jiidanayeen Awlaada yar yar ee Quruxda badan ee ku labisan Calanka Jamhuuriyada somaliland, iyo Dibida, Awrta oo ku labisnaa isla calanka somaliland aya ka soo qayb galay Madashaasi Quruxda badnayn, hadal yaananu idinku Daaline Halkan Hoose nagala daawada Barnaamijkaasi.
Abdifataah Mohammed Giryaad
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com
+252-63-4654654








