Arabsiyonews— Magaalada Arabsiyo ayaa aad looga xusay maalinta qaranimada somaliland ee 18 may taas oo ay ka soo qaybgaleen dadwayne aad u badani halkan hoose ka daawo Muuqaal Hordhac ah oo aanu idiinku talogalnay.
Abdifataah Mohammed Giryaad
Arabsiyo Office
+252-63-4654654








