DAAWO:DHAQAALE LA,AANTA XISBIGA WADDANI OO HALKII UGU SAREYSAY GAADHAY IYO GUDOOMIYE CIRRO OO REER MARAYKAN UGU BAAQAY IN AY DAHABKA IYO GURYAHA U IIBIYAAN.

0

Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayay ee mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugnaa dalka Maraykanka ayaa dadwaynaha reer Somaliland ee dalkaasi la wadaagay dareenka ah in Xisbigisa Waddani aanu hayn dhaqaale uu ku galo doorashooyinka taasi oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay wararku sheegayeen in xisbiga Waddani ay hayso dhaqaale la,aan ka dib markii ay dadkii soo bixin waayeen Fankii loogu talo galay.

Gudoomiye Cirro ayaa dadwayanahii goobtaasi iskugu yimi ku wargaliyey in cidii xisbiga ku taraysa Lacag,Dhul,Guri.iyo Dahabka oo ay dumarku u iibiyaan ay soo dhawaynayaan isla markaana usoo celin doonaan marka xisbiga qabta talada dalka.

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office