Daawo:Badhasabka Gobalka maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeni Yare oo Fariin U Diray Shacabka Ku dhaqan Caasimada

0

jeeni yareHargaysa(AN)-Badhasaabka Gobalka Maroodi jeex Maxamed Maxamuud Jeeni Yare ayaa waxaa uu fariin u diray shacabka reer somaliland isaga oo sheegay in loo baahanyahay in shacabku ay ilaaliyaan nabadgalyada isaga oo dhanka kalena shacabka ku amaanay doorka wanaagsan ee ay ka qeyb qaataan nabada dalka