Hargaysa(AN)Siyaasi Maxamuud Raage ayaa si adag ukahadlay hadalka kasoo yeedhay Xisbiga mucaaridka Wadani Isagoo banaanka soo dhigay asbaabaha keenay in uu ka diga rogto Xisbigan oo uu hore uga tirsanaaa
”Shalay kuwii lahaa wadada Ceerigaabo waxa lagu cunayaa nususaacaha Carruurta ayuun baa maantan ka qaylinaya heshiiskan”Siyaasi Maxamuud Raage
Halkan ka daawo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








