Hargaysa(AN) Siyaasiga C/raxmaan Cadami ayaa si buuxda utageeray heshiiskii Xukuumada S/land iyo Imaaradka ee dekada Berbera sidoo kale waxa uu dhaliil ku diray Xisbiga Wadani
“Dawladii ayaa mashruuc ama heshiis sexeexday in markaad maqasho laboodo oo tashuush ku furto mucaarid fayow maaha raga afka xisbiyada ku hadlayana kanoqdaan leeyahay….” ayuu yidhi
Halkan ka daawo hadalkoo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa Office








