Gabiley (AN)Wasiirada Warfaafinta Ganacsiga Iyo Maalgashiga Waxbarashada Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo ayaa Maanta Ka Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu soo Xidhayay Todobadka Dhaqanka Oo Maalmahan Ugu Danbaysay Ka Socotay Jaamacada Timacade ee Gobollka Gabiley WaxanayDhamaanba Masuuliyiintii Halkasi Ka Hadlay ay iska Daba Mareen Muhiimada Dhaqanku Uu U Leyahay Bulsho Kasta
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley








