Daawp Maamulka Gobolka Iyo Dagmada Gabiley Oo AY Weheliyaan Gudiga Abaraha Ee Gabiley Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inay Guda Galen wajigii labaad Ee Samato Bixinta Dadka Ay Abaaruhu Heleen Sidokalena Baaq Diray

0

Gabiley(AN)Maamulka Gobolka Iyo Dagmada Gabiley Oo AY Weheliyaan Gudiga Abaraha Ee Gabiley Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inay Guda Galen wajigii labaad Ee Samato Bixinta Dadka Ay Abaaruhu Heleen
Shirkan Jaraaid Ee Ay Ku Shaacinayen Gudo Galista Wajigii Labaad Ee Samato Bixinta Abaaraha Oo Ah Sidii Beeraha Logu Qodi Lahaa Dad Aan Awoodin Inay Qotaan Beeraha Sidokalena waxay Maamulku Baaq Dheer U Diriin Cidkasto Ka Qayb Qaadanaysa Taakulada Dadkani

Arabsiyonews.net

Office Gabiley