Dubai(AN) Wasiiru dawlaha wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Maxamed X. Aadan oo maalmihii udanbeeyey ku sugnaa dalka isutaga imaaradka carabta ayaa ka warbixiyey kulano uu la yeeshay Wasiiro,Xildhibaano iyo Masuuliyiinta Jamacadaha ee dalka Imaaraadka
Halka ka daawo Warbixintaas oo dhamaystiran
Arabsiyonews.net
Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa/Office








