Arabsiyo News—Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay isuduwahii hore ee wasaarada caafiimaadka gobolka togdheer iyo isuduwaha cusub ee dhawaan lasoo magacaabay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com








