Arabsiyo News—aamulka Jaamacada Camuud ee magaalada borama ayaa maanta ku wareejisay gudida abaaraha gobolada awdal iyo salal deeq lacaga oo ay ugu talagaleen in wax loogu qabto dadkii ay abaarta baahsani ku saamaysay gobolada salal iyo awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








