London(AN):-Faniinta Uk ayaa munaasibad loogu dabaal dagayo guushii uu madaxweynaha Djabouti ka gaadhay doorashooyinkii ka dhacay wadankaasi ku qaban doona magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska.
Fanaaniintan ayaa waxa ka mid ah Nuur Daalacay, Aamina Afrik, Abdiqaadir AJ, Sir Maxamuud,Deeq Bilan, Safiya Volcan, Abdirisaaq Gaadaco,Queen Tasha Iyo fanaaniin kale, waxay ku soo bandhigi doonaan heeso loogu dabaal dagayo guusha madaxweynaha Dalka Djabouti ka gaadhay doorashooyinkii.
Waxaana la ogaysiinayaa dhamaanba dadweynuhu inay ka soo qayb galaan munaasibadaasi.
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley









