Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Kormeero Kusoo Maray Ceelasha Biyaha Ee Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

0

Arabsiyo News—Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha Somaliland oo mudooyinkii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada ceerigaabo ayaa saaka kormeer kusoo maray ceelasha biyaha ee ku yaala magaalada ceerigaabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Arabsiyo Desk

ArabsiyoNews@gmail.com