Nuxurka Qodobo hordhac ah oo laga gaadhay muranka Banka Qoolcaday

0

Hargaysa(AN)Wararka hada  naga soo gaadhaya deeganka Qolcaday ayaa  waxaa   uu  sheegayaa  in xukuumada Somaliland iyo dadka degan Banka Qool-Cadey ay hishiis ka gadheen murankii ka taagnaa bankaasi ka dib shir  saddex geesood ahaa maanta  halkaasi ka furmay

 

Qodobada ka soo baxay shirkaasi saddex geesoodka ah ee u dhaxeeye  Xukuumada , bulshada degan banka Qool-Cadey iyo madax dhaqameed ayaa waxaa ay yahiin

– in ceelasha biyaha iyo baliyada la qodo dadkuna u baahan yahay. 


in wixii kale ee mashruuca la socda ee xidhida banku ka mid yahay laga wada hadlo oo ilaa lagu heshiiyo aan la fulin.

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office