Arabsiyo News—-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal ku joogay magaalada berbera ayaa r maanta kormeer ku tagay masaajidka sheikh Isxaaq oo ah masaajid qadiimi ah isla markaana ay ka socoto habaynta iyo dayactir balaadhan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Arabsiyo Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








