Berbera {AN}–Kulankan oo ahaa mid balaadhan ayaa dhalinyarada ururka Jiidali ugu talagaleen inay ugu baroordiiqaan dhalinyaradii 400 ahaa ee dhawaan ku geeriyooday Biyaha bada udhexeeyay dalalka Masar Iyo Talyaaniga iyaga oo usii tahriibaya dalka reer galbeedka gaar ahaan dalka Yurubta galbeed,
Kulankan ayaa waxa kasoo qeyb galay dhalinyaro aad ubadan oo reer Berbera ah iyo hogaanka sare ee ururka dhalinyarada Jiidali.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan oo dhamaystiran
Berbera Desk
ArabsiyoNews@gmail.com








