Tahriibayaal Somaliya oo ku gadoomay xeebaha dalka Masar ,Tirada iyo Magacyadooda

0

Qaahira(AN) Wararka naga soo gaadhaya dalka Masar ayaa sheegaya in doon siddey Tahriibayaal gaadhaya 500 qof oo Soomaaliya ay goor dhaweyd ku gaddoontey xeebaha dalka Masar.

Doontan ayaa siddey Muhaajiriin gaadhaya 500 qof oo Soomaaliya,waxaana ay ku sii jeeddey waddamada Yurub.

460 ruux ayaa ku geeriyoodey doontan,waxaana laga soo badbaadiyey 40 qof oo kaliya.

dadkan muhaajiriinta ah ayaa ka soo kala jeeddey magaalooyinka Hargeysa,Burco,Berbera,Muqdisho iyo deegaanada kale ee ay Soomaalidu degto.

Lama garanayo sababta ay doontani u gaddoontey,waxaana goobtii uu shilku ka dhacay gaadhay ciidamada xeebaha ee dalka Masar.

Warar hordhac ah oo ka soo baxaya ayaa waxa lagu sheeciyey magacyada dadkii ku dhintey qaarkood kuwaasi oo haatan tirade tahay 20 qof hoos ka Akhri.

1-axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )

2-cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )

3-baashe farax jamac AHN (BURCO)

4-mukhtarCiise AHN (BURCO)

5-maxamed faroole AHN

6- ciise Cali AHN

7-Ahmed aadan AHN

8-ayman AHN

9-Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )

10-khadra AHN

11-farduus burco AHN (BURCO )

12-ruqiya adiris AHN

13-maxamed mire AHN

14 Cawaaale cawaale warsame sandool

15-Ruqiya Idiris

16-Bilaal Milyare Dheeliye

17-Deeq Ismaaciil jaamac

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office