Daawo Gudiga Abaaraha Gabiley Ayaa Maanta Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed Oo Ay soo Direen Jaaliyada Reer Gabiley Ee Ku Sugan Dacalada Dunida

0

Gabiley (AN)Gudida abaaraha ee gobolkani gabiley ayaa maanta lasoo gaadhsiiyay deeqo lacageed 23576 Dolar Oo ay Soo Direen Jaaliyadaha Reer gabiley Ee Kukala Sugan Dunida Dacaladeeda Waxana Deeqahasi lagusoo kala Hagaajiyay Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Maayar maxamed amiin cumar cabdi iyowaliba Farxaan waxayna Dhamaanba Dadkasi ILAHAY Uga BARYEEN INUU MIISANKA XASANADKA USAARO ISLAMARKASINA UU WAX KHAYR QABA UGU BADALO

 

Arabsiyonews.Net

Office Gabiley