Wararka Wasiirada Madaxtooyada Iyo Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa By admin - April 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—Wasiirka madaxtooyada Somaliland iyo wasiirka xanaanada xoolaha ayaa manta si wada jira cusbitaalka guud ee magaalada hargeysa ugu booqday abwaan basbaas oo mudooyinkii u danbeeyeyba xaalad caafimaad daro u jiifay cusbitaalka.