Maamulka Dawlada Hoose Burco Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Oo Hambalyo U Diray Ex Xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac Oo Madaxwaynaha Somaliland U Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga.

0

Arabsiyo News—Maamulka degmada burco iyo xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa u hambalyeeyey xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac oo ka tirsanaa golaha deegaanka ceerigaabo oo madaxwaynaha Somaliland u magacabay wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka