Gabiley(AN) Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Iyo Tvga Kalsan Oo Deeq Biyo Ah Ugu Deeqay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gabiley waxayna Usoo Wakiishen Deeqdasi Biyaha Ah Wariye Maxamed Juba Oo Ah Wakiilka Tvga Kalsan Ee Gobolka Gabiley
Biyo Dhaaminta Oo Ay Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Iyo Tvga Kalsan Usoo Wakiishen Inuu Dadkasi Gaadhsiyo Wariye Maxamed Xasan sheekh Maxamed (Juba) Oo Aa Wariyaha Kalsan Tv Ee Gobolka Gabiley Ayaa Waxa Uu Si Toos ah U Gaadhsiyay Dadka ay Abaaruhu Helen Ee Deegaanka Yalda Oo Kamid ah Gobolka Gabiley
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley












