Wararka Maayerka Caasimada oo bulshada ku dhaqan Magaalada Hargaysa ugu baaqay ka qayb qaadashada Abaaraha dalka kajira By admin - April 2, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(AN)Maayerka Caasimada Hargaysa C/raxmaan Soltelco ayaa bulshada ku dhaqan Magaalada Hargaysa ugu baaqay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Abaaraha baahsan ee ka jira dalka Arabsiyonews.net Hargaysa Office