Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Tababar Ku Saabsan Doorka Ay Saxaafaddu Ku Leedahay Doorashooyinka Dalka U Qabatay Saxafiyiinta Magaalada Hargeysa

0

Arabsiyo News—-Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa wariyayaasha ka hawl gala magaalada hargeysa u qabatay tobabar ku saabsan doorka ay saxaafadu ku leedahay doorashooyinka dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka