Arabsiyo News—Gudoomiyaha xisbiga UCID ee degmada burco Marwo Khadra ayaa dhaliilo xoogan usoo jeedisay gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, iyada oo sidoo kalena waxba kama jiraan ku tilmaamtay in xilkii gudooomiyaha degmada uu ka qaaday gudoomiyaha xisbiga UCID ee gobolka togdheer.
Dhanka kale marwo Khadra waxay taageero mugle u muujisay musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyhan Jamaal Cali Xuseen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








