Boqorka Beelaha Gabooye Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UCID,Gudoomiye Faysal Cali Waraaba-na Ku Eedeeyey Inuu Burburinayo Xisbiga

0

Arabsiyo News—Boqorka guud ee beelaha gabooye oo manta shir jaraad’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan xisbiga UCID, waxaana uu sidoo kale gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku eedeyey inuu isagu gacantiisa ku burburinayo xisbiga UCID.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka